QAABKA LOO DEJIYO QORSHE GANACSI ( Business Plan )

35



Kusoo biir Telegram group keena :

Muuqaalkan waxaynu ku sharaxaynaa 4 qodob oo muhiim in la sameeyo marka la dejiyo qorshe Ganacsi oo hirgala. Waa Business Plan fudud oo bar bilow ah qofkastana raaci karo ama samayn karo.

📞 Talk to me for 45 mins 👉

🌍 Booqo Website kayga 👉

► Social Media igala soco!

📸
📖
🐦
💛

👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.

#Horumarsamee

35 Comments
  1. Zakariye Abdullahi Ali says

    Fadlan muuqaalka Like Saar ha ilaawin hoosna ka daawo Video ga tusaalaha usoo qaadanay
    https://youtu.be/BwT1qD7dbyg

  2. Daily Quran says

    Wlal waa mahad santahy xili aan ubaahna ayaan helay muqaalkaan😊❤

  3. Flame_Gaming says

    Mahadsanid ustaad wax badanaa kaafaaidee❤

  4. Arday Arday says

    🎉

  5. Xalima Sacdiya says

    Cashir jamacada la iika soo diray oo aan ku wareersanaay aaba kaa dhageystay 😊 PLANNING 🙏

  6. Mubarak Aden says

    Well

  7. Peripatetic says

    Brother Sakariya just like your name prophet PBUT.
    Your content is appreciated and it's helping your brother from another mother's to understand and open my eyes. Thank you and I have watched many of your video. Your the example who should be leading our nation.

  8. Fathi Samo Jecel says

    Jasakalah 💕

  9. Anab Umu Azizah says

    Wad mahadsan tahay

  10. Abdifatahmusa Ahmed71 says

    Asc wlle aad iyo aadban umahamsantahay waanda anfacday dadkaga

  11. Mahammed Abdi says

    khayr allaha kusiiyo wax badan ayaad noo faaiidaysay

  12. Mahammed Abdi says

    maanshaa allah never give up

  13. zulfa maalim says

    M.a 🙏

  14. Sayid Ali says

    masha allaah wll dadkaada wax bareysaa

  15. Abdirashid Saleban says

    Thanks pro

  16. Shaafici kayse Lixle says

    Masham allllh

  17. History nerd says

    Thanks for sharing

  18. Updi Farmaa says

    sakariye saxibow lambarkaga lama hela waxa raba Ganacsi sameyo mahad sanid

  19. M deeq 12 Abdikadir says

    Pro maadada caafimaadka noga sohadal

  20. Xaqii Jiye says

    Sxb shaqa abuur sameeya raba icaawi

  21. King dheelaaye says

    Shukran akhi💚

  22. Hasan Adani says

    Waxaan danaynayaa ariga caana leh iyo dhaqashadiisa. Turkish ariga saanin ee caanaha badan.

  23. Kubayo Academy for Development says

    Masha alah fikrad qurxam ku soo dhawada waxna sadex luqo isku baro YouTube channel kubayo Academy for development

  24. apdikhadir says

    Walal maad sameydid hal video oo aad funskaga suaalaha aad kaga jawaabeyso mahad sanid thanks 😊🙏

  25. Ina boqor Ali says

    Wlle waad mahdsanthy

  26. TEAM ARIMAHEENA says

    Sʜᴜᴋʀᴀɴ ᴡʟʟᴋɪᴇ ǫʟʟɪᴇ💖💖🇹🇷

  27. Ameen Mohamed says

    Meel wangsan ayaad noogu jirtaa alle cimriga haku dheereeyo cafimaadkana haku siyaadiyo, hamigagana haku rumeeeyo. Ameen ameen

  28. Ameen Mohamed says

    Aad baad u mahadsan tahay walal qaali

  29. Deka Mulki says

    Nacam

  30. Deka Mulki says

    Mahadsanid sakariye /claahi

  31. Deka Mulki says

    Asc dhamaan

  32. jicirif says

    Sakariye wll gream house meeqo iigu imanayaa turky to buro

  33. Jamal jeego says

    mansha allah ad ayan kaga faa'ida runtii alle haka abal mariyo .wax bulshada u dana ayd wakhti ku lumisa halka dadku iska xasidan

  34. Shankaroon Farah says

    Masha Allah keep going my brother

  35. Shankaroon Farah says

    Masha Allah abowe

Leave A Reply
Bitcoin (BTC) RM316,369.70
Ethereum (ETH) RM16,593.43
Tether (USDT) RM4.71
BNB (BNB) RM2,868.43
USDC (USDC) RM4.72
XRP (XRP) RM2.26
BUSD (BUSD) RM4.68
Cardano (ADA) RM2.00
Solana (SOL) RM699.28
Dogecoin (DOGE) RM0.673933
Polkadot (DOT) RM30.33
Polygon (MATIC) RM2.88
Lido Staked Ether (STETH) RM16,589.75
Shiba Inu (SHIB) RM0.000102
Dai (DAI) RM4.71
TRON (TRX) RM0.546735
Avalanche (AVAX) RM150.58